Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Kulan Dhiirgalin ah u qabatay Ardeyda Iskuulka Badar 

0
248
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta sare ee Jubbaland iyo Musuuliyiin ka tirsan Jubbland ayaa waxay booqdeen ardeyda Naafada ee wax ka barta Iskuulka Badar ee Magaalad Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here