Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland oo daahfuray O’olaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecada iyo Dabeeysha

0
230

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu daahfuray Ol’olaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecadda iyo dabeysha waxaan  daahfurka ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbbaland iyo Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland , kuwaas oo dhamaantood ka hadlay muhiimadda uu Ol’olaha u leeyahay bulshada ku nool Dowlad Goboleedka Jubbland.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here