Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Garsoorka Jubbaland Maxamed Abdullaahi oo la hadlayay Idaacadda Waamo ayaa ka warbixiyay sida uu u shaqeeyo Garsoorka Jubbaland iyo caqabada heysto Garsoorka,waxaana uu sheegay in xiriirka kubadda cagta Jubbaland looga baahanyahay in ay u qabtaan Tababaro heer caalami ah oo sare loogu qaadaayo aqoonta Garsoorayaasha.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.