Kooxda Napoli oo Heshiis Dheer ku Abaalmarisay Mid kamid ah Xidigaheeda

0
225

Kooxda Napoli oo kamid ah kooxaha ka dhisan Wadanka Talyaaniga Kana ciyaarta Horyaalka heerka 1-aad ee Serie A dalkaasi ayaa mid kamid ah Xidigaheeda ku Abaalmarisay Ilaa June 2025.

Xidiga Franck Zambo Anguissa ayaa kamid ah Xidigaha Khadka Dhexe ee Kooxdaasi ayaa heshiis cusub lagu Abaalmariyay, Xidiga ayaa xilli ciyaareedkaan ku bilowday waayo qurux badan wuxuuna kooxdiisa ka caawiyey iney hogaanka Horyaalka Serie A Wadanka Talyaaniga 8 dhibcoood.

May be an image of 2 people and people sitting

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here