Fatahaado uu Sameeyey Wabiga Jubba oo Saameyn ku yeeshay beeralayda Deegaanka Baarsanguuni.

0
165
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanka Baar-sanguuni ayaa cabasho ka muujiyay fatahaad uu sameeyey wabiga Jubba taas oo saameyn ku yeelatay dalagyadii ay abuurteen dadka beeralayda ah ee Deegaanka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here