Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo Ganacsatada ka Codsatay in ay Maalgashadaan Kooxaha ciyaaraha Jubbaland.

0
157

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo oo ah Magaalo caan ku ah kubada cagta Soomaaliya, waxaana ka dhisan kooxo badan oo ka ciyaaro horyaalda heerka kala duwan ee Jubbaland waxaa yar kooxaha ay maalgaliyaan ganacsatada taasi oo caqad weyn ku ah hormarka kooxaha ciyaaraha ee ka dhisan Magaaladaan.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here