Xulka Australia oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha u Matali Doona Koobka Adduunka

0
168

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Tababaraha xulka qaranka Australia Ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono koobk adduunka ka dhici doona dalka Qatar.

Xulka Australia ayaa u soo baxay koobka adduunka kadib markii ay galeen kulankii kala baxa ahaa ee ugu dambeeyay isla markaas rikoodhayaal ku soo bexeen.

Tababare Graham Arnold ayaa soo xushay xiddigo isku jir ah kuwo waaweyn oo khibrad u leh koobka adduunka iyo xiddigo markii ugu horaysay dalkooda matali doona.

Xulka qaranka Australia ayaa ku jira Group-ka D ee koobka adduunka isaga oo halkaas uga dagaalami doona u gudbista wareega xiga ee tartanka.

Australia Ayaa Group-ka D kula jira xulaka France, Denmark iyo Tunisia iyada oo kulankooda ugu horeeya la ciyaari doona xulka difaacanaya koobka adduunka ee France.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xulka qaranka Australia u matali doona koobka adduunka:

Position Player Club
Goalkeeper Maty Ryan FC Copenhagen (DEN)
Goalkeeper Andrew Redmayne Sydney FC (AUS)
Goalkeeper Danny Vukovic Central Coast Mariners (AUS)
Defender Milos Degenek Columbus Crew (USA)
Defender Aziz Behich Dundee United (SCO)
Defender Joel King OB (DAN)
Defender Nathaniel Atkinson Hearts (SCO)
Defender Fran Karacic Brescia (ITA)
Defender Harry Souttar Stoke City (ENG)
Defender Kye Rowles Hearts (SCO)
Defender Bailey Wright Sunderland (ENG)
Defender Thomas Deng Albirex Niigata (JAP)
Midfielder Aaron Mooy Celtic (SCO)
Midfielder Jackson Irvine St Pauli (GER)
Midfielder Ajdin Hrustic Hellas Verona (ITA)
Midfielder Keanu Baccus St Mirren (SCO
Midfielder Cameron Devlin Hearts (SCO)
Midfielder Riley McGree Middlesbrough (ENG)
Forward Awer Mabil Cadiz (SPA)
Forward Mathew Leckie Melbourne City (AUS)
Forward Martin Boyle Hibernian (SCO)
Forward Jamie Maclaren Melbourne City (AUS)
Forward Jason Cummings Central Coast Mariners (AUS)
Forward Mitchell Duke Fagiano Okayama (JAP)
Forward Garang Kuol Central Coast Mariners (AUS)
Forward Craig Goodwin Adelaide United (AUS)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here