Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku soo Gabagabeysay kulanka ansaxinta Qorshaha Hormarinta Dagmada Afmadoow Kaas oo mudo Laba maalina socday.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.