Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa in ay aad u yaryahay dalaga kasoo go’a beeraha dalka.
Bulshada kunool dowlad goboleedka Jubbland waxaa ay qaarkooda ku tiirsan yihiin dabcashada beeraha si wax soo saarkooda ay sare ugu qadaan .
Inta badan dalagyada ka soo ga’a beeraha ayaa waxaa la kenaaa magaalada kismaayo si dadka kunool magaalada ugu faiidastaan .
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Geelle Maxamed Aadan ayaa bulshada faray inaye waxa ka soo saartaan dhulkooda hooyo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.