Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubaland oo kulan la qaadatay Aqaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha Jubbaland

0
181

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha Fedaraaleynta iyo dib u heshiisiinta ayaa qabatay kulanka wadatashiga agaasimayaasha iyo Hay’adaha dowliga ee Jubbaland, iyadoo kulanka diiradda lagu saaryay sidii Wasaaradaha ay u wada shaqeyn lahaayeen.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warkaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here