Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Jubbaland oo bogaadiyay hormarada kala duwan ee Wasaaradda Caafimaadka JFS ay ka wado Jubbaland

0
182

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Ku xigeenka 2-Aad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud  ayaa bogadiyay mashruucyiada ay wadaan wasaradda Wasaaradda Caafimaadka XFS  iyo Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland kuwaas oo mashruucyo kale duwan ka wada  degaanada  dowlad goboleedka Jubbaland.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here