Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa qabatay kulan la isaga xog-wareysanayey wayaabaha u qabsoomay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland

0
191

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Dawlad Gobaleedka  Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose Ku qabatay Kulan ay isagu yimaadeen qaar ka mida shaqaalaha wasaaradaha Jubbaland.

Kulankaan oo ay wasaaradda  qabato sanadkiiba laba mar ayaa waxaa kasoo qayb galay shaqaalaha wasaradaha Haweenka caafimadaka qargaarka waxbarashada Biyaha iyo sidoo kale Hay’adda UNCF.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here