Wasiir-kuxigeenka Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Jubbaland oo Kormeeray Beeraha Deegaanka Yoontoy

0
174

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir-kuxigeenka Wassaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Ugaas Cali Sokor ayaa kormeer uu ugu kuur galaayo baahiyaha ay qabaan beeralayda deegaanka Yoontoy ee Duleedka Magaalada Kismaayo.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here