Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Jubbaland oo qabatay tababar looga Hadlayay Hormarinta Qorshaha Shaqo ee 4-ta sano ee Soo Socoto

0
232

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha dowlad gobaleedka Jubbalalnd ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay tababar looga Hadlayay sidii loo hormarin lahaa qorshaha Wasaaradda ee 4-Sano ee soo socota.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here