Beeralayda Deegaanka Buulo-gaduud oo ka warbixiyay dalagyada kala duwan ee ay beertaan iyo marxaladahah ay beeristooda ka maraan

0
225

Kismaayo (Idaacadda Waamo)Dadka ku nool deegaanka Buulugoduud ee waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa intooda badan ah kuwo ay noloshoodu ku tiirsantahay tabaca beeraha,ayadoona  siyaabo kala duwan ay dadku uga faa’iidaystaan dalagyada beeraha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here