Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Inta badan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta gudaha dalka iyo dibada ayaa doorto mararka qaar kuliyado aysan ku wanaagsaneen taasoo ugu dambeyn sababto ah in uu ardayga isaga haro heerka Jaamacadda.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.