Magaalada Kismaayo Waxaa Kusoo badanaya Dhalinyarada Isticmaasha App-ka Ciyaaraha Lagu Saadaaliyo ee 1xBet. 

0
170

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-1xbet waa App lagu saadaaliyo ciyaaraha laga helo lacag laguna qasaaro, mararka qaar oo lacagtii aad dhigatay ayaa lagaaga guuleysanayaa mararka qaarna aad adigu ku guuleysaneyso lacagtaasi.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warkaan inoo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here