Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Soomaaliya Iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo soo Gaaray Magaalada Kismaayo.

0
165
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warkaan inoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here