Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo iskuulo Waxbarasho ka dhiseyso qaar kamid ah deegaanada Waqooyiga Kismaayo.

0
246
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa deegaano badan oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ka wado dhismaha goobo waxbarasho sida Iskuulo wax lagu baro dadka ku nool deegaaanadaasi.
Awke Ali Awil ayaa warkaan inoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here