Deeq Raashin ah oo La Gaarsiiyay Qaar ka mid ah Barakacayaasha Deegaanka Luglow.

0
185

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad 2000 oo qoys oo kamid ah dadkii ay Saameysay Abaarta oo deegaameysi loogu sameeyay deegaanada Luglow Iyo Istanbuul oo deeq raashin ah la gaarsiiyay.

Juweyriya Hassan Ahmed  ayaa warkaan inoo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here