Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha iyo Arimaha bulshada Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan badbaadinta bulshada

0
183

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-magaalada Kismayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar socon doona muda labo cisha ah waxaan ka soo qeygalay gudiyada ka kal socoda wasaradda gargaraaka Jubbaland ,  wasaradda haweenka Jubbaland , Hay’ada barakacayaasha Jubbaland iyo ururka Naafada Jubbaland.

Cabdinuur Samriye ayaa warkaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here