Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo daahfurtay mashruuca sugnaanta cunada iyo cuno ku beerista

0
260

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Daahfurtay Mashruuca Sugnaanta Cuntada iyo Cuno Guri ku beerashada waxaana ka faa’iidaysoona Mashruucan xaafadaha Madiino iyo Midnimo ee magaalada Kismaayo iyo sidoo Kale Dadka ku soo barakacay deegaanada Qaam-qaam iyo Lugloow.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here