Maamulka iyo Macalimiinta Mac-hadka imaamu Shaafici oo ka warbixiyay baahidii Machadka loo aas-aasay

0
219

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Macadka imaamu shaafici waxaa uu ka mid yahay macaahidda bixiya adeegyada waxbarashada ee ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

 

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here