Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray

0
277

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray kulamadii wareega 10-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh todobaadkan jimcihii, sabtidii iyo Axadii.

Kadib kulamadii la ciyaaray todobaadkan waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Kooxda chelsea ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig halka ay kooxda chelsea shaxda ku leedahay 2 xiddig.

Kooxaha Wolves, Man United, Arsenal, Tottenham, Brentford iyo Bournemouth ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Do you agree with Garth Crooks' Team of the Week?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here