Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Jubbaland oo Daahfuray Kulanka is dhexgalka Dhalinyarada Degmada Kismaayo

0
272

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa daahfuray kulanka Is-dhexgalka iyo wacyigelinta dhalinyarada degmada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here