Buffon Oo Isku Qoray Taariikhda Horyaalka Italy

0
597

Kismaayo (Waamo Radio) Goolhayaha kooxda Juventus ee Buffon ayaa sii wada isku qorista taariikhda horyaalka Talyaaniga

Buffon ayaa saftay kulankii ay Juve la ciyaartay SPAL kaasi oo ka tirsanaa wareegga lixaad ee horyaalka Italy xilligaas oo ay Juve ku badiyeen laba gool oo nadiif ah

Ka dib kulankaas , Buffon ayaa si wacan isugu qoray taariikhda isaga oo saftay kulankiisii 903 -aad ee horyaalka dhamaan kooxdihii uu u soo ciyaaray

Waxa uu Sidaas Ku Noqday laacibka Ugu Safashada Badan Kulamada Horyaalka Italy Taariikh Ahaan

Wuxuu Sidaasi Ku Jabiyey Rikoorkii U Hore Udhigay Daaficii Hore AC Milan ee Maldini Kaasi oo isna Saftay 903 kullan

Buffon ayaa Kulankiisii ugu Horeeyay ee Heer Caalami Waxa uu Saftay Sanadkii 1995-tii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here