Ardayda Jaamacadda Daha faraceeda Kismaayo oo Gudoomiye doortay

0
157

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Jaamacadda Daha faraceeda magaalada Kismaayo ayaa waxaa Lagu qabtay doorashada Gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa,waxaana Gudoomiye Loogu doortay Cabdishukri Maxamuud Golos.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here