Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka oo u dhexeeyay qaar ka mid ah Agaasimahaasha Wasaaraddaha Jubbaland iyo Masuuliyiin ka socday Hay’adda UNICEF ayaa waxaa looga hadlay habsami u socodka shaqooyinka Wasaaraddaha caqabadaha jira ee wax ka qabashada u baahan.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.