Barakacayasha New Buulo-gaduud ee deegaanka Buulogaduud oo dowlada iyo Hay’adaha ka codsaday in loo hirgaliyo xarun caafimaad

0
174
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-gaduud ayaa waxaa ka jir kaamam ay dagan yihiin dad barakacayaal ah oo  ka soo barakacay deegaanada u dhow deegaanka Buulogaduud,waxana hoy ay u noqotay kumanaan barakacayaal ah kuwaas dib u dajin loogu sameeyay deegaanka.
Sameeynta ay abaarta ku yeelatay barakacayasha New Buulogaduud  ayaa waxay wali dareemayaan inaysan laheen xarumo caafimaad.
Cabdinuur Samriye ayaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here