Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku Qabatay Kulan lagu Qiimaynaayo Kartida Shaqaalaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.