Dadka barakacayaasha ah ee ku nool deegaanka buuloguduud oo loo sameeyey war ay biyaha ka cabaan

0
136

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-guduud ee duleedka magaalada Kismaayo oo ay ku nool yihiin  Qoysas badan oo barakacayaal ah isla markaana ay dadkaas uga caban jireen xaalad biyo La’aana,waxaa loo sameeyey War biyood ay biyaha ka cabaan dadka deegaanka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here