Gabdho Dhalinyaro oo Reer Kismaayo ah oo Sameystay Shaqo abuur aan horay Magaalada uga Jirin

0
249

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gabdho dhalinyara ah oo ku nool Kismaayo, ayaa la yimid Fikir shaqo abuur dhaliyey waxayna dadka dalxiiska aada iyo kuwa munaasabada qabsanaya ayey si qurux badan oo casri ah ugu naqshadeeyaan goobaha ay u  dalxiis tagayaan iyo meelaha xafladaha lagu qabsado.

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here