Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Lagu Wareejiyey ku Dhawaad 20 Sariirood oo Hooyada iyo Dhalaanka ah.

0
238
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa la wareegtay ku dhawaad 20 sariir ah oo ah kuwa loogu talagalay Hooyada iyo Dhalaanka iyo shan sariirood oo ah kuwa bukaanada lagu qaabilo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here