Barakacayaal cusub oo soo gaaray magaalada Kismaayo

0
208
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nolasha Qoysaskaan waa mid aad u adag, waxayna Ka soo barakeceen degaanada Waqooyiga magaalada Ksimaayo sida,Sanguuni ,Malaayleey   Siinga-Leer,waxaan dadkaan Oo La hadlay Idaacadda Waamo ay codsadeen in dib u dajin Loo Sameeyo,maadama ay deeganadooda Xaalad adag ay ooga soo barakeceen.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here