Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland oo sheegtay in Wasaaraddu ay diIwaan galisay kiisas tacadiyo ah oo haweenka loo gaystay

0
161

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaliyeed ayaa ah kuwo had iyo jeer la kulma tacadiyo kala duwan,waxaana inta badan tacadiyadu ay ku  dhacaan haweenka danyar ah ee degan kaamamka baraka cayaasha .

Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbalan ayaa sheegtay in ay jiraan kiisas badan oo tacadiyo ah oo dumarka loo gaaystay, kuwaas oo ay Wasaaraddu diwaan galisay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here