Ururka SOHYO Qeybtiisa Kismaayo oo Agab Nadaafadeed gaarsiiyey dadka danyarta ah ee dagan kaamka qoryooley

0
201

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Sohyo Qaybtiisa Magaalada Kismaayo ayaa si isxilqaan ah markii labaad agabka nadaafadda qaybihiisa kala duwan gudoonsiyay dadka danyarta ee kunool Kaamka Qoryooley ee magaalada Kismaayo.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warkaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here