Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qabatay Kulan looga hadlaayey Saameynta abaarta iyo dadka barakacayaasha.

0
176
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland Mahamed Cusmaan Jaamac oo Kulanka daah furey ayaa Hay`addaha kula dardaarmay iney si daacad ah wax uga qabtaan arimaha ay gacanta ku hayaan.
Awke Ali Awil ayaa warkaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here