Schweinsteiger oo Doortay Shaxdiisa ugu Fiican Taariikhda Kubada Cagta.

0
183

Halyeeyga kooxaha Bayern Munich, Man United iyo xulka qaranka Germany ee Bastian Schweinsteiger ayaa magacaabay shaxdiisa ugu fiican taariikhda kubada cagta isaga oo si lama filaan ah uga reebay xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

shaxda uu soo doorta xiddigii hore ee kooxaha Bayern Munich iyo Man United ayaa soo doortay xidigo badan oo guulo waa weyn soo gaaray dhanka kooxaha iyo Qarankaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here