Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ku nool dad badan oo la nool xanuunka HIV, waxaana inta la ogyahay daawada xanuunkaan si toos ah u qaata dad u dhexeeya 69 ilaa 70 qof sida uu sheegay Gudoomiyaha dadka qaba xanuunka HIV.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.