Isbitaalada Daryeel ee Magaalada Kismaayo oo soo Kordhiyay Qalab  Caafimad oo Casri ah 

0
194
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalada Daryeel Ee Magaalada kismaayo Ayaa soo kordhiyay mashiinka lagu fiiriyo uur kujirta ee loo yaqaano  indescopy, kaas oo aan horey uga jirin Magaalada Kismaayo.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here