Maamulka Iskuulka Goobweyn oo ka codsaday dowlada iyo Hay’adaha in lagu daro iskuulkaasi qeybta Dugsiga Sare 

0
219
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waxaa uu ka mid yahay degaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa ayna dadka deegaanka baahi wayn u qabaan iney helaan adeegyada aas aasiga u ah noloshada aadanaha oo ay ugu horayso sida adeeg waxbarasho oo dhamaystiran.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here