Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland iyo Hay’dda Maxaliga ee Zamzam Foundation ayaa deeq raashin ah oo ka timid Dowladaha Kuwait iyo Cumaan u qaybiyay 5,000 oo qoys oo ka mid ah dadka ay Abaartu saameysay.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.