Magaalada kismaayo oo lagu Qabtay Tababar ku saabsan Fagaare ka hadalka 

0
232

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-45 arday oo wax ka barato kuliyaha kala duwan ee jaamacada kismaayo ayaa waxaa loo qabtay tababar kusaabsan fagaare kahadalka si ay mararka qaar uga hor hadlaan bulsho badan.

Iidle Adan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here