Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa tababar aqoon is weydaarsi ah u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda iyo macalimiinta Iskuulaadka Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here