Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta dhexe ee Xaafada calanley oo ah xarun bulshada loogu adeego ayna horay u deganeyd Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka bada Jubbaland ayaa dib u dhis lagu sameynayaa waxaa ayna dib u dhiska ka dib noqon doonta goob Lagu keydiyo khayraadka bada.
Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.