Hordhaca Kulanka Sevilla vs Man City.

0
284

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxha Sevilla vs Man City ayaa caawa isku wajihi doono garoonta kooxda reer Spain ee Estadio Roman Sanchez Pizjuan, ciyaarta ayaa soo dhici doonto saaacada geeska africa markey tahay 22:00.

Xogta Kulanka Sevilla vs Man City

*Sevilla ayaa badisay kaliya hal kulan ka dib 8 kulan oo wareegga Group-yada Champion-ka la ciyaartay koox Ingiriiska ah ,  sedex bar bar dhac iyo afar guul darro ayay wataan , waxa ayna guushaas November 2007-dii ka gaareen Arsenal.

* Man City waxa ay badiyeen sedex kulan ka dib 13 kulan oo banaanka kuls soo ciyaareen koox Spain tartan weyn oo yurub, ah , laba bar bar dhac iyo 8 guul darro ayaty wataan .

*Sevilal markii sedexaad xariir ah ayay u soo baxday Champion-ka

*Waa xilli ciyaareedkii labaad ee labadaan koox kulmayaan tartan weyn yurub ah , 2015-tii Man City ayaa labadii is arag ee wareeegga Group-yada Champion-ka  guul ka gaartay Sevilla.

* Man City ayaa champion-ka imaaneysay 12-kii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here