Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo La Soo Saaray

0
188

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa shalay Axadii la soo afjaray todobaadkii 6-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Kadib kulamadii todobaadka waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League iyada oo la adeegsanayo xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay.

Kooxaha Everton iyo Man United ayaa shaxda ku leh min laba xiddig halka kooxaha Chelsea, Liverpool, Bournemouth, Brighton, Man City, Brentofrd iyo Tottenham min hal xiddig ku leeyihiin.

Garth Crooks' team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here