Dhalinyarada wax ka barta Xarunta Farsamada Gacanta KTI oo ka Warbixiyey Xirfadaha ay bartaan

0
215

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo waxaa intooda badan saameyn ku yeelatay shaqo la`aanta baahsan ee dalka ka jirta, waxaana si loo yareeyo shaqo la,aantaasi  looguna abuuro fursado shaqo magaalada laga hirgaliyay xarumo ay dhalinyaradu ku bartaan xirfado dhaxal gal u ah noloshooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here