Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka Soomaaliyeed badan kood waxay ku dhIbaatoodaan cudurka gaaska, waxaana uu ka mid yahay cudurada caloosha ku dhaca kaasi oo sabab u noqotay in dadka qaar ay la xanuunsadaan gaaska.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.