Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulan ay iskugu yimaadeen Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland iyo qaar ka mid ah bulshada kunool magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuca daawaynta xoolaha oo la filayaaa in laga bilaabo deegananada Jubbaland.
Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.